Waxaan London ku noolahay 8 sano. Caruurtaydu waxay ku dhasheen halkan, Ingiriisiga ayey si fiican u hadlaan laakiin Soomaaliga waxay ku hadlaan si xun.
Waxaan isku dayo:
• Guriga Soomaali kaliya ku hadal
• Barashada Qur’aanka iyo dugsiga Soomaaliga
• Heesaha iyo sheekada hore
Laakiin dhibaatada waa asxaabtooda. Yaa la mid ah xaaladdan?
Jawaabaha
2Gal akoonkaaga si aad u ka jawaabtid.
Gal Ku BiirToronto! Isku xaalad. Waxaan helay in cartoonada Soomaaliyeed (YouTube-ka) ay aad u caawiso.
Oslo waxaan ku bilaabay Soomaali language app. Caruurta waxaan siiyaa alaabada af Soomaali loogu magac daray.