Walaalayaal, badan baa i weydiisey sirta canjeertayda!
Ingridients:
• 2 koob oo daqiiq ah
• 1 qaado yar oo khamiir ah
• Biyo diiran (40°C)
• Gantaallo cusub
Sirta ugu weyn: Fermentation — ugu yaraan 8 saacadood.
Haddaad doonayso faahfaahinta oo buuxda soo weydii!
Jawaabaha
3Gal akoonkaaga si aad u ka jawaabtid.
Gal Ku BiirHeerkulka biyaha maxay tahay? Aniga always waxay ii noqdaan cad 😅
Canjeero-shaah iyo hilib joogay — combo-gaan waa mid aad u macaan. Mahadsanid!
@Faadumo: 40°C oo kale. Ha gelin kulayl badan — khamiirka wuu dhimaa!